SOMALIA EXPOSES SNMLAND

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Febraayo 1 (Jowhar)— Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay warqad codsi ah oo ka timid Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, kaasoo ahaa in Xafiis laga qaato Baasaboorka Soomaaliga ka furaan magaalada Hargeysa.
Madaxa Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Jen. C/llaahi Gaafow ayaa sheegay in warqadan ay uga timid Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Waran-Cadde, isagoo xusay inay tahay in wax lala yaabo in hadalo yiq-yiqsi leh ku hadlo.
“Anaga Somaliland horumarka ay gaareen waa ku faraxsanahay, laakiin waxaa layaab ah Cali Waran-Cadde inuu hadalo yiq-yiqsi leh ku hadlo, halkan waxaa ku soo bandhigayaa warqad ka timid oo nagula dalbanayo in Xafiiska Laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha laga furo Hargeysa, si shacabka Somaliland u qaataan Baasaboorka E-Passport”ayuu yiri Jen. Gaafow.
Jen Gaafow ayaa sheegay in Baasaboorka Soomaaliga uu heysto aqoonsi caalami ah, isagoo xusay in dhowaan Mareykanka ka bilaabi doonaan qaadashada baasaboorka, gaar ahaan Safaaradda Soomaaliya ee Washington.
Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa beeniyay warqadaas, waxaana uu tilmaamay in warqadaas uu soo abaabulay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Si kastaba ha ahaatee baraha bulshada ayaa lagu baahiyay warqadan ku qorneyd astaanta Somaliland iyo shaabada Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo saxiixa Wasiir Waran-cade.


warqad.jpg




Mods: Make this topic stay forever


:banderas::chrisfreshhah::chrisfreshhah::chrisfreshhah::chrisfreshhah::chrisfreshhah::dead::dead::dead::dead::drakelaugh::drakelaugh::drakelaugh::deadpeter::deadpeter::drakegrin::drakegrin::lolbron::lolbron::lolbron::lolbron:
 
Somali wadani soldier your Hawiye president lies to his citizens while Bowing down to Kenya's Christian leader.

We are willing to support your people if you are willing to rise up and demand the over throw of the cabinate and parliament that rules you with out being elected by your people
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top