- In la sahlo waxkasta oo fududeynaya sinida laguna dhiirigeliyo dhalinyarada isticmaalka waxyaabaha uurka joojiya sida cinjirka galmada iyo kiniinyada iwm.
- In la baneeyo sinada loona arko xaq biniaadamku leeyahay
- In la baneeyo 2 qof oo isku jinsi(2 rag ah iyo 2 dumar ah) ah in ay is guursadaan
- Waxay amrayaan in la daahiyo guurka sharciga albaabadana loo furo sinada iyo galmada xaaraanta ah
- In la baabi’iyo masuuliyada uu ninku ku leeyahay qoyska
- In laga qaado masuuliyada ay aabayaashu ku leeyihiin caruurtooda gaar ahaan gabdhaha.
- In dumarku ay xor yihiin marka laga dhinto ama la furo taasoo macneheedu tahay in aanay cido lahayn
- In gabadhu is guurinkarto waxna guurinkarto waxna furikarto
- In iskuulada lagu dhigo waxa la xiriira galmada iyo isticmaalida kondhomyada
- Waxay waajibiyeen inay dumarku qabtaan jagooyinka ugu sareeya ee dowlada
- In la siiyo dumarka maqaam diineed oo la mid ah tan raga sida inay misaajid imam ,khadiib iyo muadin ka noqon karaan.