Somaliland and the renegade Buhoodle militia conclude their talks

Status
Not open for further replies.

It's good to see our differences being reconciled with talks as civilized men should do. Their grievances will be addressed and soon they will be brought back into the fold.
 
What are the terms that they agreed upon? I'm not able to watch the video right now.
waxaa maanta si guula u soo Gabo Gaboobay kulankii ugu horeeyey ee wada hadalkaaga Jamhuuriyada somaliland iyo Khatumo waxaan lagu heshiiyey qodobadan
1-in wada hadal iyo wada xaajood lagu dhameeyo khilaaf kasta oo jira
2-in wixii fadqalalo iyo dacaayad gudaheena ah la joojiyo meelna looga soo wada jeedsado
3-in meel looga soo wada jeesto wixii gacan sadexaad ah ee farogelin ku samayn kara intay wada hadaladu socdaan
4-in laga wada xaajoodo wixii ku saabsan dhiig iyo dhaqanba
5-in laga wada shaqeeyo xoojinta nabadgelyada
6-in ciidamada somaliland ee ku sugan gobolka sool iyo deeganada sanaag Bari iyo Buuhoodle dib loo qorsheeyo joogitaankooda iyada oo marwalba la tixgelinayo baahida nabadgelyo
7-in aan la qorin ciidama beeleyo cusub inta wada hadalku socdo
8-in maamul daadejin buuxda la sameyo oo taabanaysa dhinacyada siyaasada,dhaqaalaha,maamulka,arimaha bulshada,nabafgelyada
9-in wadajir looga hawl galo sidii mashaaric waaweyn oo horumarineed looga hirgelin la haa goboladaas
10-in layska kaashado sidii gargar loogu raadin lahaa dadka ku tabaalobay abaaraha
11-in hayahaha samalka ee caalamiga iyo kuwa qaramada modoobay ka hawlgalaan kana qaadan xayiraada goboladaas.

6 is my main concern, it's worded weirdly but I think what they're saying is the army in those regions will be put on standby for duration of these talks and fighting will cease. The rest is about preventing third parties from meddling, drought aid, development projects, and providing access to NGOs etc.
 
Status
Not open for further replies.
Top