Somaliland Begins Military Operation Against Khatumo

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

Muuse Biixi oo abaabulaya Guluf xoog leh oo rogaal celis ah​

20231108_150308-720x437.jpg


POSTED BY: IDIL NEWS STAFF NOVEMBER 8, 2023

Walwal weyn,ayaa galay Beesha Caalamka,kadib markii ay heshay xogo wardoon oo la xaqiiyay,kuwaasoo cadaynaya in Muuse Biixi soo wado dagaal xoog leh oo saf balaaran ah.
Qiyaastii 4000-Askari iyo Hub ay ku jiraan Taangiyo,ayuu dib usoo abaabulay Muuse Biixi.

Sida xogaha Beesha Caalamka gaaray ay xaqiijinayaan,waxuu qorshaynayaa in uu weerar ku ekeeyo Aaga Buuhoodle,kan Sool ilaa Sanaag.
Weerarka Muuse,waxaa la filan karaa mar walba,sida xoguhu xaqiijinayaan.

BC,waxay deg-deg ubilaabaysaa cadaadis ay saarayso Muuse Biixi.

Dhanka PL iyo reer Sool,way kala daadsan yihiin xilligan,waxaana intooda badan kala tagey Ciidamadii layskugu keenay Beelaha ee difaaca ku jiray.

Si dhakhso ah hadaysan u bilaabin Khaatumo,isla markaana PL aysan heegan ugelin Ciidankeeda,waxaa dhici karta in Muuse Biixi fursad uu guul ku gaari karo helo.

Jibril Qoobey.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I told u guys these guys only attack if PL or Khatumo are distracted which they proven in 2007 when PL was at hamar, plus they did 'qiyaano' deal with cade when hosting him, if he didn't do that, he would've of been thrown back to YEY wolves, he was compromised. That's why boqor burmadow was called to intervene, cuz he 'hosted' his rebels.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I already watched SL tactic for 15 years, as usual, it's repetitive and predictable, never 'new' showing a 'brain drain' sign in their higher ranks due to 'slaughters' happening to them and having an 'abudance' of 'deadweight ground forces' who are not really 'bright' looooooooool

Their tactic was to slowly move-incrementally bit by bit untill yocade is reached. They were using divide/conquer inside dhulos by ensuring 'assasinations' happen to their 'brightest ppl' which allows 4 only dead-weights being left behind and 'macangags' under their 'sixir'.

The ultimate goal to 'yocade' has nothing to do with british somaliland, that's just the 'public selling point', the real goal is the 'irir trinity'. If their outside 'yocade' in garowe while GM is outside galkacyo. SL/Hamar can conduct 'two war fronts' on PL in the future thru baraxley hag soldiers and isaaq/dhulos at yoocade.

Ujeedada ka dambayso waa 'PL meesha ha laga saaro' and then either 'recognize SL' or 'north/south federation' models and replace this 'clan federalism' for all philosophy with 'irir guided' north/south philosophy, tooda iyo taada way isla raban waa sheekoyinki ay bani israel ay ku dhamaadeen due to 'greed' and 10 tribes wiped, iyagu 'way isla fican yihin' lakin wa aragti gaaban yahay 'isma waydiyo' the side-effect iyo wat if something goes 'wrong in our irir plan as we know universal law things get worse' and the fall out vs 'war teena aan iska ilashano' aduunka lama arag 'faido' uu soo kordho 'greed' for long durations.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I urge PL put aside ur difference, declare a regional emergency on the grounds of SL, the opposition i would urge u do not show the public your causing trouble or else u lose further legitimacy, don't ever play the role of internal spoiler as ppl will assume 'muse ayaa uu shaqaysa even if u don't is irrelevant.

I urge PL to dismantle SL not just wait everytime for 'attacks'. Wat I mean by dismantle take over 'security' aspects of all their towns and allow 'SL' only 'policing' aspects and internal govt but not 'military' due to 'khayrul masuliyad'. They can easily argue on the grounds of PL security interest u have a right to do that as this region has been an on-going threat for well over 25 years and u will no longer with-stand it any longer. PL ma oggaa 'xal kama dambays' final solution politics and it's 'rewards' compared to 25 years of just stand-by conflicts the cost in lives, money, and 'time' yes 'time' we wasted a 'generation' with nothing to show 4 it, Khayrul masuul yahow
 
Last edited:

Muuse Biixi oo abaabulaya Guluf xoog leh oo rogaal celis ah​

20231108_150308-720x437.jpg


POSTED BY: IDIL NEWS STAFF NOVEMBER 8, 2023

Walwal weyn,ayaa galay Beesha Caalamka,kadib markii ay heshay xogo wardoon oo la xaqiiyay,kuwaasoo cadaynaya in Muuse Biixi soo wado dagaal xoog leh oo saf balaaran ah.
Qiyaastii 4000-Askari iyo Hub ay ku jiraan Taangiyo,ayuu dib usoo abaabulay Muuse Biixi.

Sida xogaha Beesha Caalamka gaaray ay xaqiijinayaan,waxuu qorshaynayaa in uu weerar ku ekeeyo Aaga Buuhoodle,kan Sool ilaa Sanaag.
Weerarka Muuse,waxaa la filan karaa mar walba,sida xoguhu xaqiijinayaan.

BC,waxay deg-deg ubilaabaysaa cadaadis ay saarayso Muuse Biixi.

Dhanka PL iyo reer Sool,way kala daadsan yihiin xilligan,waxaana intooda badan kala tagey Ciidamadii layskugu keenay Beelaha ee difaaca ku jiray.

Si dhakhso ah hadaysan u bilaabin Khaatumo,isla markaana PL aysan heegan ugelin Ciidankeeda,waxaa dhici karta in Muuse Biixi fursad uu guul ku gaari karo helo.

Jibril Qoobey.
Jibril Qoobey waa nin waalan lolz
 
Top