SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
They already built church for the fast growing religion in Somaliland.
KINIISADA LAGA FURAY MAGAALADA HARGEYSA
October 25, 2016
Sida shalay lagu daabacay wargeyska lagu magacaabo "World Chatholic News", waxaa magaalada Hargeysa laga furay kiniisad ay leeyihiin mad-habta katooliga ee diinta nasaarada, sida uu sheegay baadariga madaxda ka ah kiniisadaas oo lagu magacaabo Giorgio Bertin, oo ka shaqeyn jiray kiniisadii Muqdisho dagaalada sokeeye ka hor.
Baadariga lagu magacaabo Giorgio Bertin, ayaa sheegay in sanadkii hore uu ogolaansho weydiistay maamulka Somaliland sidii loo furi lahaa kiniisadan, maamulkuna ka ogolaaday in la furo. Kiniisadan ayaa lagu magacaabaa St. Anthony of Padua,
Baadarigan ayaa sheegay in tirada dadka yimaada kiniisadda ay yihiin ugu badnaan 10 qof, tiradan oo sida uu sheegay aad u yar, balse waxa uu sii raaciyey "wax la'aan ayey dhaantaa".
Baadariga ma sheegin in dadkaas tobonka ah ee kiniisada yimaada ay yihiin Soomaali ridoobay oo diinta Islaamka ka baxay, iyo in ay yihiin dad markii horeba ahaa gaalo masiixiyiin ah.
Nimanyahow ictiraaf baa ii soo carfaaya.
Walle now that Somaliland plants to leave islam, their chances for ictiraaf increased by 110%!
Siil for ictiraaf policy( industry, gunther) failed. Now they use religion for ictiraaf.
I have feeling that this new policy will succeed.