Bohol
VIP
Apparently the Porcupines tried to steal khat from a car and that resulted in clashes with the local RRU.
Ceel-afweyn: Hal Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa ku dhintay halka 5 qof oo isugu jira laba shacab ah iyo 3 askari la sheegay in ay ku dhawaacmeen iska hor imaad Ciidamada qaranka iyo dad shacab ah ku dhexmaray goobo kala duwan, walow aan war laga hayn khasaaraha dhabta ah hadana warar aan ka helay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa ii xaqiijiyay in dhimashadu tajay hal askari balse dhaawaca ciidanku yahay 3 askari iyo laba qof oo shacab ah.
Wararku waxa ay intaas ku darayaan in dablayda ciidamada is rasaaseeyeen kedib markii la dhacay habeenimadii xalay ahayd gaadhi Qaad u siday magaalada Ceerigaabo
https://burcoonline.com/articles/74...o-Isko-Dhacay-Iyo-Dhaawac-Ka-Dhashay-Halkaasi