Suldaan Ibraahim Dacar Yuusuf oo kamida salaadiinta Gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaalada ka soo korodhay xuduuda u dhaxaysa Jibuuti iyo dalkaasi Eriteria suldaanku wuxuu sheegay hadii ay Ciidanka dalkaasi Eritria daandaansiga joojin waayaan inay ciidamo ka diri doonaan Soomaalilnd si loo difaaco jamhuuriyada Jibuuti Suldaankani ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ka hadla arimaha khaliijka ee khilaafka abuuray marka laga tago Boqorka Daarood o isna ku baaqay in xaalada la dajiyo
http://burcoonline.com/articles/622...a-Ertria-Ee-Duulaanka-ku-Dhulka-Dalka-Jabuuti
Halkan Ka Daawo Suldaan Ibraahim Dacar Yuusuf oo Ka Mida Salaadiinta Dhaqanka Gobolka Awdal oo Fariin Adag Hawada u Mariyey Dawlada Eritria Ee Duulaanka ku Dhulka Dalka Jibuuti