SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
Maamul Goboleedka Galmudug ayaa noqday maamulkii 4aad ee ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya ee taageera Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ee xiriirka u jaray dalka yar ee Qatar.
War saxaafadeed caawa ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa is bar bar taag loogu muujiyay Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, oo lagu sheegay in xiriir soo jireen oo taariikhi ah uu kala dhaxeeyo Soomaaliya.
First maamulka sland, then maamulka puntland, maamulka hiirshabelle, maamulka baidoland and now this.
I warned Somali people long time ago for the dangers of clan federalism.