Apparently you have to pay to see the new PM Mr Roble
I have said before, we need to task each clan with what they are good at.
@Galmudug-State your people are not politicians. There is a reason you haven't come close to leadership in 60 years before this appointment. Mr Roble is among your most educated, what can we expect from the street HG?
Ex Madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in Irida Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ay taallo Isbaaro lacag lagu qaado.
Cosoble Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu sheegay in qof walba ee doonaya in uu la kulmo Ra’iisul Wasaaraha in laba kamid ah kuwa u qaabilsan protocolka ay dadka weeydiinayaan si loogu balamiyo lacag dhan $ 300 oo Dollar, arrintaasna uu isaga la kulmay.