Ruux dil ka gaystay Galmudug oo Beeshiisu gacanta ku soo dhigtay Laguna Wareejiyay Beeshii Dilka Loo gaystay
Xassan Barre (Gasle) oo Dilay Marxuun Saadaam Xiireey Cartan Shaaciye.
Marxuunka dhintay ayaa lagu dilay 11,kii bishaan deegaanka Tuulo #Digix
Gacan ku dhiiglaha oo dilka ka dib ka baxsaday goobta ayaa waxaa raacdo ku soo qabtay beeshiisa isla maalintii uu falku dhacay waxaana ay maanta wada xaajood kadib madal ay goor dhaw ku marti qaadeen walaalahooda Reer Siyaad Xuseen ugu dhiibay Gacan ku dhiiglihii waxaana goobta ku sugnaa ciidamada Xasilinta degmada Caabudwaaq iyo Masuuliyiin kale.
Labadan beelood ayaa markii ay Gacan ku dhiiglaha la kala wareegleen waxay ka hadleen goobta ayaa sheegay in maslaxadda deegaanka iyo degmada ay u wada tahay dan in aan hoosta la gashan dambiilayaasha, waxaana ay ugu baaqeen beelaha kale inay oga daydaan arintan.
28,kii Bishii November ayay ahayd markii maleeshiya hubaysane ay bartama degmada ku dileen laba ruux.
Instead of protecting or assiting killers to escape, the qashin murderers should be handed over to protect innocent people from getting killed. A good example set by these two Galnus subclans of MX.