the stabilizing force of Mogadishu are showing success

Status
Not open for further replies.
Muqdisho (Kalshaale) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Booqday xaruntii hore xisbiga ee ka mid ah xarumaha ay deggan yihiin Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa kulan la qaatay saraakiisha isla-markaana halkaasi kula hadlay ciidamadda.


Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa uga mahad-celiyey Ciidamadda Xasilinta caasimadda horumarka dhanka amniga ah ee ay caasimadda ka sameeyeen mudada yar ee ay howl-gallada wadaan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa u sheegay ciidamadda xasilinta caasimadda ee uu maanta booqday in ay xoojiyaan xirriirka shacabka si ay ugu sahlanaato ka hortagga falalka guracan ee kooxaha nabad-diidka.

 
Inshallah one day we will have beautiful stable country that we will go back to retire in it and visit it like the rest of diaspora communities.
 
These Brave boys Combined of Military and police have disarmed city and are winning against Terorrist ....
After securing Mogadishu security they are now after al shabaab financiers


Waxaa kamid ahaa qodobada la soo saaray,

1: in aan la aqbalidoonin in lacago la siyo Alshabaab taasi oo ay ugu yeeraan taakuleynta mujaahidiinta iyo sakawaad.

2: cidkasta oo alshabaab lacag siiso in talaabo laga qaado,lamina aqbalayo in mar marsiyo laga dhigto handadaad.

3: Ganacsatadu waxaa looga digayaa in ay taageeraan Alshabaab oo ay lacago siyaan.

4: Cidii Alshabaab u aqoonsata maamul jira talaabo ayaa laga qaadayaa.

5: xawaaladaha dalka kajira Alshabaab lacago uma keydin karaan, lacagna uma dirikaraan.

6: shirkadaha xawaaladaha uma fududeyn karaan adeegyada kaladuwan ee isgaarsiinta.

7:Caawa laga bilaabo ninkii ganacsade ah oo aado deegaano Al-Shabaab maamulaan sida Toora Toorow iyo deegaano kale lacagna u geeya SHabaab waa la xerayaa, hantidiisana Dowladda ayaa la wareegaysaa.

8: cidkasta oo go’aamadan ka hortimaada talaabo ayaa laga qaadayaa, cid looga aaba yeelaayana majirto.
 
Status
Not open for further replies.
Top