May Allah save us from this Ethiopian/Qatari puppet of Farmaajo, thousands of prominent Somali/Mogdishu residents were mercilessly murdered in broad day light and no single person was arrested for their murder.
Hogaaminta Madaxwayne Farmaajo ee 4tii sanno ee lasoo dhaafay iyo 30kii sano ee dalku bur bursannaa ayaa iskudhigama marka qiimayn lasameeyay.
Filashadii iyo Niyad wanaagii Shacab-ka Somaliyeed kusoo dhaweeyen Madaxwayne Mohamed Abdullahi Farmaajo,8-February-2017, waxay kadhaxleen hoog iyo naasobeel.!
Farmaajo oo shacabka Somaliyeed kafillanayeen inuu noqon doonno Ninka Somalia dhibka kasaari laha ayaa Somalia kuceliyay xilligii kaligii Taliye Siyaad Bare AUN, Hogaamintii Siyaad Barre ee kudhisnayd Jujuubka iyo Nin jeclaysiga waa mida Somalia gallisay 30sanno oo Cadaab ah, Farmaajonna hadda waxa uu hayaa waddii adeerkii Siyaad Barre.
4-ta Sanno ee Farmaajo xukanka hayo waxaa dhamaaday shacabki Somaliyeed, Qarixii Soobbe waxaa hal mar Naftu kabaxday 1000 qof ah muwaadiniin Somaliyeed ah, kamtoroolka Afgooye Sidoo kale waxaa hal mar naftu kabaxday 300 oo qof oo ah Muwaadiniin Somaliyeed.
Sawiradan hoos kamuuqda waa 84 qof oo dhaliyaro Somaliyeed ah oo qof iyo koox koox loodillaay.
Waxaa yaabka yaab kiis ah intaas oo qof oo musuliyiin Dowladeed iyo Shacab isugu jira in aannan hal qof dilkoodi loosoo qaban, arrintaasi waa arin mucjiso ah.!
Saad ogtihiin dalal-ka aduunka hal qof oo lagadilay ayaa uga qiima badan wax kasta.
Farmaajo markasta waxa uu kusoo cel celiya waxaan ahay madaxwaynihii shacabka haddana hadalkiisa iyo ficilkiisu ismallahan.
Haddaba ugu dambayn Farmaajo Shacabka Reer Muqdishu ee cadaallad darada iyo dhimashada joogtadda ah lasoo dalladhacayay 4-tiisano ee lasoo dhaafay ma waxa uu uggu tallagallay in inta kahartay uubado Qax iyo dhimasho maadama uudiidan yahay inuu xukun-ka sinabad ah kuwareejiyo.
Farmaajo ma’ahan ninkii isku soo ururin laha dadka Somaliyeed waa inuu taga asaga iyo cawaantiisa.
Caqliga Farmaajo waa Maanguracan iyo Garasho jaan.
Artan
Last edited: