Two Abwaans from SL join AS fight against Itoobiya

Almis

The Gulf of Berbera
Unionist Isaaq turning AS has to be studied. Nageeye was humilated in a poetry event when he brought up his midnimo bs by a CG abwaan. He left to the south ever since.
 
TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
VIP
Unionist Isaaq turning AS has to be studied. Nageeye was humilated in a poetry event when he brought up his midnimo bs by a CG abwaan. He left to the south ever since.
Very interesting the pipeline is very strong indeed, yet they are content with Burco under Biixi, these arent idealogical motives..
 
Arkan

VIP
Old friend of theirs exposes them

Way kala doonis duwan yihiin, waase isku hadaf, sidii aan hore u sheegay.

Mid baa rabitaankiisu yahay (1) in uu noqdo gabayaaga xarakada, (2) in uu u sheekeeyo oo madadaaliyo gacankudhiiglayaasha xarakada, iyo (3) in uu gawraco dadka ay xarakadu xukunto. Ka kale waxa uu rabaa (1) in uu noqdo siyaasiga xarakada, (2) in uu wax ka baddalo aragtida iyo itijaaha xarakada, iyo (3) in uu isa soo dhiibo oo Fiilla Soomaaliya iska xaadiriyo haddii ay wax u hagaagi waayaan. Labada jilaa waxa ay ka siman yihiin (1) in ay la nool yihiin cuqdad badan iyo ciil badan, (2) in ay si daran u jecel yihiin caannimada iyo in la sheegsheego, iyo (3) in aysan diyaar u ahayn in ay tagaan goobaha lagu dagaallamayo oo aad u jecel yihiin nabaddooda, haasaawahooda, iyo tixahooda.

Jilaaga dambe ayaa xoogay ka caqli roon jilaaga hore, laakiin labadooduba waxa ay u tageen rag ka horreeya oo diraasayn kara damacooda, aadna u dhagar iyo xeelad badan. Waxa ay u badan tahay jilaaga hore in ay haysan doonaan oo siyaabo la fahmi karo uga faa'iidaysan doonaan, jilaaga dambana baska aakhiro saari doonaan haddii ay ku adkaato in ay baddalaan fikirkiisa iyo xogihiisa. Nimankan hadafkoodu waa in la barto iyo in ay dhabarka saaraan awood ka caawisa aargoosi badan in ay sameeyaan.

Ciil, just as I had assumed 😂
 
All I know is Gamadiid is Garxajis, Ciidagale maybe? Not sure about the other guy.
Did you just learn the word Garxajis yesterday?? :)

Gamadiid is Ciidagle poet same with Nageeye

Among the tribes, the Eidagalla are the recognized experts in the composition of poetry. One individual poet of the Eidagalla may be no better than a good poet of another tribe, but the Eidagalla appear to have more poets than any other tribe. "if you had a hundred Eidagalla men here," Hersi Jama once told me, "And asked which of them could sing his own gabei ninety-five would be able to sing. The others would still be learning."

- Canadian novelist and scholar Margaret Laurence
 
Did you just learn the word Garxajis yesterday?? :)

Gamadiid is Ciidagle poet same with Nageeye

Hello Ducaalawe. Last time we spoke you got all emotional and your nigis was in a bunch. I guess you came back for some more, camu. I said he might be Ciidagale. Isn’t Ciidagale part of Garxajis? All a guess as nobody cares about your langaab ciilan tribes anyway 😂
 
You already speaking like laangab ciil uu hayo as it's common among your folks oo xabashi xambaarsan kkk 😂
 
Keep repeating whatever I say to you like a parrot that can't think for itself lol. Xabashi literally make up part of your lineage, habar xabusheed, jaarso, akisho iyo balaayo dhan anan lagaraneyn. You think we don't know clown ass nigga :russ:
 
Orod ilmaaderida kilka 5 oo sheeg inay iska xoreyaan Oromoda iyo xabashida intay dhulkooda siinyan :mjlol:
 
There's no oromo galla or Amxaar doqon in my lands in k5 like in your own towns. We're different ya jeberti :kanyeshrug:
Huh? Are you retarded sxb? Your shithole towns are controlled by the same 'jeberti' you talking about. Remember xasuuqyadi lagu gaystay such as Jaamac Dubad, Gaashaamo, Xarshin, and many others? Those weren't done by oromo or amxaar, but by 'jeberti' you unpure part xabash doqon. Don't ever think you are free :deadpeter:
 
Top