1.guryaha dadow ooy Hawiye ku barraaqdo oy ka kacaan(meeshay u guuraan ayagaa la dhahaa)
2. Biyomaal hawiye ku barraaqo oy ka tagaan
3.Magaala madaxda oo labadalo(dad badan ayaaba magaca xamar sas ka qabee oo sheekooyin horor ka hayyo)
4. In howshe sey u kale horreyso loo sameeyo oon laga bilaabin "federaal ayaan duminaynaa, majeerteen iyo isaaq waa dowlad diid!"
Ciyaarta aan iska dayno dad indha iyo caqli leh waanu nahay ee. Beelo dhan oo sheeko xariir ku marqaan san xey ahaayeen.
ka hor wax alle wax hirgalaya majiro.
Federaal diidka ogow taariikhda ayey idiin galoosaa. Boqortooyada are always keeping record. ALWAYS