Burco in state of war while Hargeisa is divided into 2
Mohsin Nov 21, 2017 #2 War Deg-Deg ah: Mudaharad Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Oo Wali ka Socda Magalada Burco Burco(HWN) Mudaharad Baladhan oo tan iyo galabnimadii Maanta ka bilabmay magalada burco ee xarunta gobalka togdher ayaa ilaa imika wali ka socda gudaha waxaana si toosa loo maqlayaa dhawaaqa rasaasta oo ah mid aad u xoogan, Ciidamada Milateriga oo ku gaashaman Gadiidka Degaalka Noocyadiisa kale duwan ayaa ilaa imika ridaya rasaasta Mudaradkani ayaa ku dhintay hal qof halka ay sido kalana ay ku dhaawacmeen sadex qof kuwaasi oo xaladada cafimad cisbitalka lagu dabiibayo wixii warara ee ka soo kordha mudaharadkani wali ka socda gudaha magalada burco kala soco shabakada caalamiga ah hadhwanaagnews
War Deg-Deg ah: Mudaharad Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Oo Wali ka Socda Magalada Burco Burco(HWN) Mudaharad Baladhan oo tan iyo galabnimadii Maanta ka bilabmay magalada burco ee xarunta gobalka togdher ayaa ilaa imika wali ka socda gudaha waxaana si toosa loo maqlayaa dhawaaqa rasaasta oo ah mid aad u xoogan, Ciidamada Milateriga oo ku gaashaman Gadiidka Degaalka Noocyadiisa kale duwan ayaa ilaa imika ridaya rasaasta Mudaradkani ayaa ku dhintay hal qof halka ay sido kalana ay ku dhaawacmeen sadex qof kuwaasi oo xaladada cafimad cisbitalka lagu dabiibayo wixii warara ee ka soo kordha mudaharadkani wali ka socda gudaha magalada burco kala soco shabakada caalamiga ah hadhwanaagnews
Bernie Madoff Afhayeenka SL VIP Nov 21, 2017 #3 This guy is trying way to hard Wallahi these haters can't accept this L. Hold that L sxb