Waxaa jirey wiil saaxiibo nahay oo kunoola Eastlight wuxuu saaxiib la ahaa Xaliimo dhashay 4 cunug wuxuu kadhaley cunug meher la'aan ah, naagtaas odeygii qabey wuxuu jirey Canada mudo aad udheer, wuxuu imaan jrey sanadwalbo december. maalin maalmaha kamid ah baa ninkii wuxuu si lama filaan ah usoo raacey diyaarad from Totonto to Nairobi, wuxi uu gurigiisa oo kuyaalo Eastlight Jaamka, albaabku furan buu soogaley markaasuu arkey cunug dhabta usaaran wuu naxay, wuxuu dhahay naa heedhe cunugan yaa dheley markaasey kujawaabtey wuu kaa dambeeyey. Dib ayuu ulaantey wuu arga-gaxay ilmihiisa xataa muu salaamin nacala. Naagtii meeshu kufurey sadex dalaaqo iyo suubiskeeda raacsiiyey, Xaliimo weey soo dhaqaaqdey markaase utimi willki saaxibka ahayeen, markaasu yiri naa idhaaf. kuma rabee. Maxaa karaacey. Allah maxaa qabasdey. ilaahow nacafi. ameen Xanta mafiicno laakin it happen.
>>> Ninkii Eastlight laga jiroow warbaa kuu yaalo. Oheeey, ooh,...
>>> Ninkii Eastlight laga jiroow warbaa kuu yaalo. Oheeey, ooh,...
Last edited: