Bohol
VIP
Back to Gambadhe
Maleeshiyaadkii Isaaq Ee Tukaraq Oo Kala Cadhooday iyo Guutooyin Ka Soo Baxay Furinta Sababta.
Jan 29, 2018 -
Maleeshiyaadkii beesha isaaq ee dhawaan gaadhay deegaanka tukaraq ayaa qeyb kamid ah waxaa ay ku soo laabten deegaanka ganbadho ee gobolka sool.
Guutooyin maleeshiyaad ah una badan beesha habar yoonis iyo ciida gale ayaa iska soo xaadiriyay deegaankaasi.
Qorshaha ay uga soo baxen tukaraq maleeshiyaadkan ayaa ah in khilaaf soo kala dhex galay maleeshiyaadka isaaq kaaso ah shaki ay ka muujiyen maleeshiyaadkii horbodaayay ee deegaanka sool oo badankoodu dagaalka in safka hore la dhigo ay diiden.
Maleeshiyaadkan soo cadhooday ayaa sheegay in aysan ku sii jiri karin furinta iyadoo ragii u dhashay deegaanka ay gadaal jiran waxayna muujiyen shaki ah in maleeshiyaadkan diiday inay horgalan ay wadan qorshe dhabar jabin ah.
kala jabka iyo khilaafka maleeshiyaadka isaaq iyo maleeshiyaadka ka soo jeeda deegaanka ssc ayaa yimid kadib culays iyo jawi adag oo ay kala kulmen duulaankii tukaraq.
waxaa xusid mudan in sanadii 2010 dagaalkii kalshaale ay ku jaben oo kaliya maleeshiyaadka isaaq iyadoona dhamaan ay dib uga gurten dagaalkaasi maleeshiyaadka ka soo jeeda ssc ee ka mushaar qaata snm.
http://khaatumonews24.com/2018/01/2...e-tukaraq-oo-kala-cadhooday-iyo-guutooyin-ka-
soo-baxay-furinta-sababta/