SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
Qaraxa ka dib, ayey dadka deegaanku sheegeen inay goobta tageen booliska iyo ilaalada mas'uuliyiintaas, ayadoo halkaas laga maqlay rasaas la ridayey.
Waa markii ugu horraysay ee qarax noocaas uu ka dhaco degmada Buuhoodle.
Ilaa hadda ma jiro maamul ka hadlay, ama cid sheegatay mas'uuliyadda qaraxa, waxaase dadka deegaanka ay BBC u sheegeen in loo malaynayo in bar tilmaameedku uu ahaa C/fataax Rodman oo beryahan la sheegayo in uu deegaankaas ka waday dhaqdhaaqyo u janjeera dhinaca Puntland oo ku lug leh xiisadda ka taagan Tukaraq.