Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay dibad bax balaaran oo loogu soo horjeedo qarixii qasaaraha badan geeystay ee shalay ka dhacay Isgooyska Zoobe ee Muqdisho.
Banaanbaxaan ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Daljirka Dahsoon Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir halkaasi oo dadweyne aad u farabadan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir ay ka soo qeeyb galeen.
Dibad Baxa ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Taabid Cabdi Maxamed.
Dadweynaha ayaa waxaa wajiyadooda laga dareemayay shucuur aad u balaaran iyo sida ay uga xunyihiin qaraxaasi qasaaraha geeystay ee ka dhacay Muqdisho.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid oo ka hadlay Dibad baxaasi ayaa shacabka ugu baaqay in ay gacan siiyaan dowlada si looga hortago qaraxyada qasaaraha geeysanaya.