how to say ‘ Whistleblower’ in Somali language?
in Somali language, Whistleblower is called sir-dusiye.
xigtay:
www.caasimada.net
www.sbs.com.au
www.bbc.com
in Somali language, Whistleblower is called sir-dusiye.
xigtay:

Dokumentiyo sir ah oo ay dowladda Mareykanka leedahay oo la dusiyay
Washington (Caasimada Online) - Dowladda Mareykanka ayaa qiimeyneysa sida dokumentiyo sir xasaasi ah oo la dusiyey ay u saameyn karaan amniga qaranka, waxaa sidaas Axaddii sheegay Pentagon-ka. Dokumentiyada la dusiyey -- oo ay baareyso Waaxda Cadaaladda -- ayaa u muuqda inay ku jiraan qiimeyn...


FBI oo xirtay nin lagu eedeeyay inuu sir dusiyay
Ninkan oo lagu magacaabaa Jack Teixeira ayay saraakiil ka tirsan FBI kasoo xireen gobolka Massachusetts.


Maxaa ku qoran waraaqaha sirta ah ee laga soo dusiyey Mareykanka? - BBC News Somali
Waxay sheegayaan dhimashada iyo dhaawaca soo gaaray labada dhinacba,tabar darrada milatari ee labada dhinacba

Last edited: