how to say ‘leaked’ in Somali language?
in Somali language, leaked in called ‘dusiyay’.
xigtay:
www.sbs.com.au
www.caasimada.net
www.bbc.com
www.bbc.com
in Somali language, leaked in called ‘dusiyay’.
xigtay:

FBI oo xirtay nin lagu eedeeyay inuu sir dusiyay
Ninkan oo lagu magacaabaa Jack Teixeira ayay saraakiil ka tirsan FBI kasoo xireen gobolka Massachusetts.

“Maxaa ku qoran waraaqaha sirta ah ee laga soo dusiyey Mareykanka?”

Dokumentiyo sir ah oo ay dowladda Mareykanka leedahay oo la dusiyay
Washington (Caasimada Online) - Dowladda Mareykanka ayaa qiimeyneysa sida dokumentiyo sir xasaasi ah oo la dusiyey ay u saameyn karaan amniga qaranka, waxaa sidaas Axaddii sheegay Pentagon-ka. Dokumentiyada la dusiyey -- oo ay baareyso Waaxda Cadaaladda -- ayaa u muuqda inay ku jiraan qiimeyn...


Maxaa ku qoran waraaqaha sirta ah ee laga soo dusiyey Mareykanka? - BBC News Somali
Waxay sheegayaan dhimashada iyo dhaawaca soo gaaray labada dhinacba,tabar darrada milatari ee labada dhinacba


Ninkii soo dusiyay dukumiintigii sirta ahaa ee Mareykanka oo gacanta lagu dhigay - BBC News Somali
Ninkii soo dusiyay dukumiintigii sirta ahaa ee Mareykanka oo gacanta lagu dhigay

Last edited: