Word of the day: How to say ‘mars’ in Somali language?

How to say ‘mars’ in Somali language?


In Somali language, mars is called ‘Farraare’.


Sentence:

Dhex-rooraha Fagaagga iyo Tiigsiga Farraare. Qore: Dr. Saadiq Enow


—————-Aqoonyahannadu waxay cilladdaas kaga gudbeen dhismaha saldhig hawada sare laga dhisey oo ay iska kaashadeen wakaaladaha fagaagga ee Mareekanka iyo Ruushka. Saldhiggaas oo ay ku magacaabeen ISS (International Space Station), waxay ujeeddadu tahay in halkaasna lagu diyaariyo gantaalkii weynaa si markaas hayaanka Farraare uu halkaas uga bilowdo. —-

Source:
1. Dhex-rooraha Fagaagga iyo Tiigsiga Farraare.
Qore: Dr. Saadiq Enow
2. Qaamuuska afsoomaali diyaarinta Mansuur iyo P
3. Somali astrological, Scientific and Mathematical terms + their 1987 dictionaries
4.Somali astrological, Scientific and Mathematical terms + their 1987 dictionaries
 
It is called Saxaal Caas in some regions is what is called, as opposed to Saxaal Cad (Jupiter), of which Mars is believed to be the opposite, unlucky counterpart.
 
Top