Word of the day: How to say mold in Somali language?

How to say mold in Somali language?

In Somali language, mold is called heero.

Synonym: caarrow, caaryo, leelo, caarro

Sentence
  1. Waxa aan arkay leelo ka soo baxaya gidaarada jikada dhexdeeda. Gidaar leelaysan

  2. Waxa aan arkay heero ka soo baxaya gidaarada jikada dhexdeeda.
    gidaar heeraysan

  3. Waxa aan arkay caaryo ka soo baxaya gidaarada jikada dhexdeeda. Gidaar caaryaysan

  4. I saw mold growing on the walls in the kitchen
  5. Roodhi caaraysan ayuu naga iibiyay dukaankan. ? What do you think it means ?
 
how do you say fungus in af somali. i know boqoshaa or gus waraabe but boqoshaa means mushroom. mushrooms are technically fungus but they have a plantlike form with with stem and cap
 
I found one word. Fungus is called “like” in Somali.
And that is what my family calls it too.

Barkinwaraabe is type of like.

IMG_2493.jpeg

IMG_2494.jpeg
IMG_2492.jpeg
 
Top