You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
xabashi and inaga cannot coexist. one has to go.Typical Somali 68IQ, all you thinking is war and destruction!!
why not say, One day I will compete with them, and surpass them.
Look their aviation hub!!
Looks like on of the 1st world!
xabashi and inaga cannot coexist. one has to go.
xabashia will be turned into a post Apocalypse world one day.
bantus aren't enemy.AMISOM and all AU troops in Somalia, kuwaas horta waddanka ka saar. Itoobiya hakuu danbaysee.
bantus aren't enemy.
waryaa adigaba waan ku cadaabi baastar yahoow.
sxb adigu Ethiopia miyaad u tahay lawyer? waxa kaa cadhaysiiyay bal iisheeg?Addoon la haysto ayaa tahay, Orodoo Your Kikuyu Boyfriend raadso.
sxb adigu Ethiopia miyaad u tahay lawyer? waxa kaa cadhaysiiyay bal iisheeg?
mayaa anon meeshaa gaadhinba waxaan axmaarada ku tuuray soo adigan ka difaacaye?Adigu saw sabab la'aan iskamaad kay caayin.
mayaa anon meeshaa gaadhinba waxaan axmaarada ku tuuray soo adigan ka difaacaye?
got it.Niyaw anigu, talo wanaagsan ayaan ku siiyay, cidna maan difaacin, waxaan ku idhi, AMISOm iyo AU waddanka ka saar, ka dib Itoobiya la dagaalan,
Siday u kala horreeyaan uun baan kuu tilmaamay. Cidna maan difaacin.
Takale asalkeedaba dagaalka waxba ma taro, haddaad Itoobiya, dhaqaale ahaan, iyo siysaadad ahaan ka adkaato, waabad ka badisay, intaasaaba ku filan, qunyar uun soo celi dhulka maqan.
got it.
AU and amisom were invited in, and we don't share border with them, hence why they aren't a long term threat. Ethiopia is another story. I would never recommend we fight them now, or in the near future, but should we get the upper hand, anigu absolutely digadaan ku dari lahaa without hesitation.
cadoow mar hadaad gacan u qaado, yuunan soo waaqsan.
oromo mooyaale waxay ka samaynayaan ma daawan? dhul balaadhsi bay doonayaan sxb.Cadawgu TPLF ayuu ahaa, isna wuu iska tagay, Oromo nabad bay rabtaa, cidna masoo fara geliso, waataa Jigjiga calanka Soomaaliya xataa loo ogol yahay, maxaad markaa kula dagaalamaysaa, maad tidhaahdi, Tigree ayaan kasoo aar sanaya.
oromo mooyaale waxay ka samaynayaan ma daawan? dhul balaadhsi bay doonayaan sxb.
dire diba wataa galbatay.
oromo mooyaale waxay ka samaynayaan ma daawan? dhul balaadhsi bay doonayaan sxb.
dire diba wataa galbatay.
sax. somalida isku duubnaan malaha inta badan. marba qola yar baa meel lagu gumaadaa.Hala iska celiyo, kuwa soo duulay, Mooyaale Soomaalida masaakiinta ee ku nool, waa ka xumahay in la laayo.
sax. somalida isku duubnaan malaha inta badan. marba qola yar baa meel lagu gumaadaa.
xamar 06, axmaarada layn iyo wixii ku dhacay in yar baa ka dagaalantay.
mooyaale hada.
galbeedka gumaadka ka dhacayay waanu wada ognahay.
ilaahay umadan wareertay qalbigeedu ha'isku dumo.
I heard they are fighting back with knives and seef, against well armed oromo milita, some who are part of the army.