A Somali becomes part of city council in Espoo, Finland.

Status
Not open for further replies.

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
ZHa2shE.png


5bpP5JA.png


Espoo (Finnish pronunciation: [ˈespoː]; Swedish: Esbo, [ˈɛsbo]) is the second largest city and municipality in Finland. The population of the city of Espoo was 269,802 as of 1 January 2016.[6] It is part of the Finnish Capital Region, and most of its population lives in the inner urban core of the Helsinki metropolitan area, along with the cities of Helsinki, Vantaa, and Kauniainen. Espoo shares its eastern border with Helsinki and Vantaa, while enclosing Kauniainen. The city is on the shore of the Gulf of Finland, in the region of Uusimaa.



Habiba Maxamud Cali Kaahiye waa hooyo Soomaaliyeed, oo Muqdisho ku dhashay lakiin asal ahaan ka soo jeeda Awdal (Reer Nuur, Makahiil Samaroon-Gadabuursi) waa hooyo dhalinyaro ah oo ka mid ah siyaasiyiinta iyo dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha iyo arimaha bulshada gaar ahaan arimaha ajaanibta ee dalka Finland. Habiba waxaa laba isbuuc ka hor loo doortay golaha deegaanka ee magaalada Espoo ee wadanka Finland waxayna ka mid tahay siyaasiyiinta cusub ee ku guuleystay kuraasta xisbiga mucaaradka ee sooshal dimuqraadiga (SDP). Habiba waxaa ay timid dalka Finland iyada oo 5-sano jir ah waxaana ay 10 sano kadib ka mid noqotay baarlamaanka dhalinyarada ee magaalada Espoo. Waxaa ay ku hadashaa luuqado kala ducwan waxaana ay ka mid tahay xirfadleyda afafka khalaad tarjuma isla markaana isku xira bulshada wadanka u dhalatay iyo dadka ajaanibta. waxayna xiriiriye guud ka tahay mashruuc loogu magac daray “Reach-out” kaas oo ujeedkiisu yahay ka hortagga dhibaatooyinka xagjirnimada ee dhalinyarada.

Sidoo kale waxay Caawimaad iyo Gacan Qabasho u samaysaa hoyooyinka dhibaatadu Ay ku haysato wadankaas ee gurila,aantaa iado ka caawinaysa siday u heli lahayeen guryo
Barashada Luuqada wadanka iyo sidii ay ula jaan Qaadi lahaayeen wadanka .

Dhalinyarada oo ay ka caawiso siday u heli lahayeen Goobo wax barasho oo anfaca iyo meelaha sportska Helida Guryaha helida shaqoyinka iyadoo wadankan uu culays wayn ka jiro dhanka helida shaqooyinka hadana sasoo ay tahay xabiiba waxay kula Dadaashaa in ay la raadiso shaqo madama ay inta badan tahay iyadu Qof u dhaq dhaqaaqa arimaha bulshada kuna dhex jirta siyasada wadanka iyo dhamanba siday uga heli lahayeen wadanka baahiyaadka aas aasigaa ee uu qofku u baahan yahay.

Iyadoo Hada bulshada somalidaa u balan Qaaday inay u Qaban doonto intii awoodeeda ah iyadoo ILàahay talo saaranaysa in uu xilka u fududeeyo
 
Last edited:

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
So she's your cousin? Lol. Congratulations.

I heard there was another Somali city councilor in Finland
lol of course bruh

You right I heard something of that sort too, but I'm not sure.

You always up to date with Somalis in diaspora and politics
 
Theres 5-6 city counsil members that are somali origin.

Public service is very honorable job.

Fins are known for theyr best governance in the world but they lack business environment and wide bureaucracy and regulations.
 
Status
Not open for further replies.
Top