Adan yabaal and Ceeldheere buraale blocked

Cawaankii Abgaal markey dagaalkii ka cabsadeen in dhul cusub ooga qabsado waxay qabsadeen gaadiid Xawaadle oo ceelbaraf soo marey ayagoo leh Xalfooley ka baxa kkkkk

In retaliation, Xawaadle ayaa ka blockgay wadada Ceelbaraf-Adan Yabaal. Yaa dhib qaba? Iska dhafaan inaan hiiraan gaadiidkooda ku qabsado dhulkoodii aan ku qabsadey 🤣🤣

They are confirming my map. Xalfooley is between Ceelbaraf and Ceeldheere buraale and mureyste is between ceeldheere buraale and Adan yabaal and the road goes through them.

Agoonyar tuugo xaniinyo a qabtaane googarado soo xirta says one of them🤣🤣

Screenshot_20230720-203729.jpg

Screenshot_20230720-203739.jpg

Screenshot_20230720-203418.jpg

Screenshot_20230720-203559.jpg


Screenshot_20230720-204641.png


Screenshot_20230720-205414.jpg




Wadadii Jowhar aadan yabaal waa nalaga heestaa yaa ku yiri isku taabo Gaadiid XL🤣🤣

Waxaan aad iyo aad uga xumahay dhibaatada lagu haayo guud ahaan dadka degan reer hirshabeele gaar ahaan isisaarka labada gobal dhibkaas oo uu hooyo iyo aabe uyahay maamulka degmada jalalaqsi iyo kan degmada ceelbaraf

Muddo sedax maalin ah waxaa kuxayiran ceelbaraf gawaaridii usocotay hiiraan shabeelada dhexe qeyb kamida ah galguduud iyo mudug

Sababtune wexeey tahay waxaa isbaaro ladhigay inta udhaxeysa ceelbaraf iyo ceeldheere buraale waxaana dhigay nuur dheere hadii layiri ciidankaan iyo isbaradaan maasha kaqaadne wuu diiday gaadiidleydine waxaa igu maqaalo ah ineey iyakune gawaaridii baakimeen

Hadaba su,aasha meesha taalo wexeey tahay xalfooleey inoow nuur dheere isbaaro dhigto ee uu hadane idaacadihii kasheegayo maxaa kukalifaya ma ilbaxnimaa Mase doqonnimo

Jid,ka mara xalfooleey maalin dhaweed waa ladhagax dhigay si loo hagaajiyo jidka dheer ee isku xira ceelbaraf ilaa aadan yabaal waxaana dhagax dhigay waziiro katirsan hirshabeele oo uu hugaaminayo waziirka arimaha gudaha waxa lagu dhisayane waa iskaa wax uqabso waxaana iska kaashanaya degmooyinka ceelbaraf iyo aadan yabaal iyo gudi gaadiidleey

Nuur dheerooow dadka aad dooneyso waa dad isdhalay Isla dhashay. Isu dhaxay Mana filayo inuu isku dirikaro mooryaan isbaara iyo wax lamida kamaqanyihiine kajoog adaa aaqirane lagaa wax weydiinaa aduunyane sumcad xumo kugu tahaye

Ugu dambeyn waxaan baaq udirayaa odoyaasha dhaqan iyo culuma,udiinka kasoo jeeda xadka labada gobal

Adeerayaal iyo abtiyaal doorkiina qaata oo kashaqeeya sidii umadaasu isula noolaan leheed isdhashay oo Isla dhashay musaafurka wadooyinka loo taaganyahayne kadhiidhiya

Isbaaro dhaxalkeeda koleey waa taqaaniin ee mooryaantaan isbaara doonka ah yeyna ilmaha inaga fasahaadin cara Rabinne nagula dhicin ee kahortaga
 
Last edited:
Al cabaadiyah waa is dhiibtey markii jidkoodii laga xiray jalalaqsi xataa 2 abgaal ay ku dileen maanta. Abgaal Xawaadle aa yaqan si loolo dhaqmo
Cabsi lee ku shaqeeyaan 🤣🤣" areey mineey birt tahay waa ka beereynaa minay bac tahayna waa bujiheeynaa"

Markeey arkeen inaan birnahay waa naga beereen 🤣🤣




Maalinba ninkeed leh.

Maalinta ay runta tagantahay kama gambado oo rag hagar daamo ku wado dadkiisa uma masaajeeyo,waa nin meel cad mar walba ka istaaga danta guud ee dadka uu maamulo,kuma qanciyo nin rag ah oo asagoo kle ah in cidiisa loo daba maro,waa nin maalinka ay adagtahy oo loo bahanyhy in yac liska dhaho dadka aan waxba iska dhicin karin ee afka ka booteeya ayagana islaya.

Baburtii ay shalay ku qash qashadeen ceel baraf ayagoo dano siyasadeed kaleh ayuu 2far oo kaliya u tagay,waxa uuna usii raciyay biri tuulo la yiraahdo ceel baraf wey ololeysaa ee baburta iyo waxa saran guba dadkana dila,ane waxan samen karo ayan biri sameynaahe.

Cabsi iyo argagax buu ku riday iyadoon waaga baryin ayey gawaridii si nbd ah ku yimadeen,kuwii mantana si nbd ah ku mareen wadada horay somali u tiri nin eysan 5taada kaa reebin sharci kama reebo 5tiisa ayuuna ku ciil baxaa baarqabkaan 4xaniinyodka ah,xitaa tuugoodii ugu weynaa ee cali isbaaro ayuu dhahy soo raac cidaada oo biri subax ambulanceyo soo wado.

Rijaal maalinta loo bhnyhy holaca 🔥 ku dhax lugeeya,maarana biyo ahaan u caba ayaa ilaahey naga dhaliyay ee aan ilaashano midna ogaada ma yaqaano 2canleyn sida ina aderadiis allaha xifdiyo.

CCabdulqadir LeylonLCabdulqadir LeylonAAmal AjaayAAmal AjaaySSiman DaganDSiman DaganFFarxiyo Mumin DhagxowMFarxiyo Mumin DhagxowDFarxiyo Mumin Dhagxow AAhmed Sadaq IsaqSAhmed Sadaq IsaqIAhmed Sadaq IsaqNNimco AbdulleANimco AbdulleAAbdiqani OsobleOAbdiqani OsobleSSharif Abukar AliASharif Abukar AliASharif Abukar Ali MMc De Noor HusseinDMc De Noor HusseinNMc De Noor HusseinHMc De Noor Hussein IIna Abdule MatanAIna Abdule MatanMIna Abdule Matan

Screenshot_20230720-221049.jpg




Screenshot_20230720-221233.jpg
 

Trending

Latest posts

Top