Af-Soomaali Thread

Faryaro
Faadumo
Fardhaxo
Murugsato
Suulgomosh | suul
dhudhun
Baabaco


sideed u taqanaa ?
3E9F23CC-B4D4-4BB6-85B9-E2383F5AD285.jpeg
 
how'd it go like?
I dont know if i have it down completely....its been a long while. I remember it well because it would end with tickling your armpits. I would do it with my siblings too. Inshallah, this is how ill teach my kids

Faryaro
Faadumo
Fardhexo
Murugsato
Suul-Gembis
Calaacal-godan
Xidido-ley
xaaba gura - i would say xaawo gureyn :ftw9nwa:
calaacal qarmoon
 
Xuruurufley (North)
Qalinqor (South/Central regions)
My parents are from different provinces (my father is from the North) so as a child I always grew up hearing both, which confused as to why the somali language has two names for one word. For a homogeneous society it always seemed weird why we have such distinct dialect.
 
Somalia iyo somaliland waa labo eray oo taariikh wayn ku leh geeska afrika. Dad badan oo soomaali ah aad ayay u garanayaan waxaa loola jeedo marka ay dhagahooda ku soo dhacday magacyadan. Laakiin ma taqaanaanaan macnahooda ?

Labaduba eray somalia iyo somaliland waxay iskaga mid yihiin horkabaha “soomaali” oo loola jeeda isku macne.

Waxay ku kala duwanyihiin dibkabaha “land” iyo “ia”. Labadan dibkabe ayaa iyaguna isku macne ah kana soo jeeda labo af oo kala duwan.

shaxdan hoose ayaa qeexi doonta.

0892709D-B186-467E-A242-C3AAABD4F1CC.png
 
Last edited:
Top