Afsoomaali | I need a picture or the name in English of these insects. | ma taqanaa cayayaanadan?

Waxaan u baahan nahay cayayaankan wuxuu yahay. Waxaan rabaa sawir ama magaca af-ingiriisi lagu yaqaano. Waan dayday meelkasta xitaa waxaan eegay qamuusyada(eraykoobayaasha) waan ka waayay. Mahadsanid

  1. Camar
  2. Dhiidhiiyo
  3. Dhurde (qayb shinnida ka mid )
  4. Dhuunyaale
  5. Gannad
  6. Geedaggable
  7. Gelmi
  8. Halacley
  9. Hawtulhamag
  10. Hinjibiso
  11. Jiiqjiiqle
  12. Kelmi
  13. Mayoonge
  14. Nirgadhoob
  15. Quuruwaalle
  16. Raqtir
  17. Roobladhac
  18. Sangaalle
  19. Suus
  20. Ursato
  21. Uxu
  22. Warriiq
  23. Waxaro (qayb ka mid cayayaanka)
  24. Beejaggoys
  25. Buuryaggoys
  26. Caanaggocato (cayayaan)
  27. Caanallul
  28. Caanalulla
  29. Calaanberi
  30. Caliqabsade
  31. Ayeeyolugdheer
  32. Baalcas
  33. Baalleybarro
  34. Diinbaro. (Waan helay sawir)


Cayayaanaqoon = qofka cilmiga cayayaanka ku takhasuusay.
 

Trending

Top