AMISOM Finally left Xamar!

Status
Not open for further replies.

Mugheerah

TheXamarCadcadGuy
wuu kabaxeen

c93rHS.gif
 

angrycat

not so sad after all
its not that flexible lol wey bexen dheh, kabaxen would be a box like structure, and wuu is the helping verb for 3rd person masc sing :yacadiim:
 

DeMoN

UltraViolentPacifist
may walaal, ey baa xanaqsan, muqulaal wey caraysantahay
walal wa si fican lakin anigu af waqooyi ban aqan ee reer koonfur koda eber ban ahey sida ula soco.

wad ladan tahey hadanan indhaha faraha ka galin :drakegrin:
 

Mugheerah

TheXamarCadcadGuy
soomaalidi oo lugu hadlo badiyodi ba saafi eh, midki oo magalada aad garaneysid (xamar) lugu hadlo persianski, iyo carabti, iyo bantugi leh so ma haleenin :yacadiim:
Runtaa waaye xishood ma lahaan. Luuqada wey ku baashaaleen. Wtf is caraaysantahay btw? Sounds like it means you have ants crawling all over your body
:obamatell:
 

Bahal

ʜᴀᴄᴋᴇᴅ ᴍᴇᴍʙᴇʀ
VIP
In yar uun beey kala duwanyihiin sxb, badanaa waa la is afgaranaa.

Bisad/mukulaal, malqacad/qaado, milix/cusbo, beed/ukun, tuwaal/shukumaan, nigis/kastuumo iwm oo micna laheen baa lugu duwanyahay.

Laakin waa in la kala saaro lahjadaha, koonfur wax la yiraahdo baaba iska yar. Af soomaaliga wuxuu uu kala baxaa reer Galbeed, reer waqooyi, reer Bari, reer mudug, reer xaayow :lol:, banaadiri, iyo af maay ooba ah luuqad gooni ah.
 
Status
Not open for further replies.
Top