Gahayle are like 10 people who live under eastern HY (specially Abdi Hamuud sub clan). The rest got kicked out to Bosaso in the 90s for supporting Siad Bare against the locals.
The Displacing of Gahayle - from Sanaag
"The Gaheyle were entirely displaced after the termination of the civil war at the beginning of 1991. They have fled to neighbouring Majerten-dominated Bosaso region where they still languish as un-official refugees. No direct negotiation has so far taken place between the Abdi Hamud and dispossessed Gaheyle. This contrasts with the good relations the Warsangeli have had with the dominant Habar Yonis in Erigavo region, and their improving relations with the Dhulbahante - a positive achievement of the sustained bilateral peace discourse."
Degaanka beesha Gahayle oo Dahab laga helay
30th November 2019 admin Category :
Degaankii beesha Gahayle, Majeerteen laga barakiciyey oo Dahab laga helay,
Beesha Gahayle ama Siwaaqroon ee Majeerteen oo ka mid ahayd beelaha dega gobolka Sanaag, hase ahaatee Jabhadii SNM ka barakiciyeen degaamadoodii oo ay xoog ku haystaan ayaa hadda degaankaas Dahab laga helay. Beesha xooga ku haysta degaano ayna lahayn, oo doonaysa Soomaali inteeda kale inay ka go’aan ayaa doonaysa in dawladda federaalka hor fariistaan iyadga oo magaca reer Waqooyi ku hadlaya. Jabhad la oran jiray Yuusuf talaabo ayaa loo xilsaaray Barakicinta beeshaas, deegaankaasna waxa lagu wareejiyey Habar yoonis , Cabdi Xaamud.
http://allsanaag.com/degaanka-beesha-gahayle-oo-dahab-laga-helay/