Baladweyne and Jowhar

Horta Shabeelada Dhexe wixii wabiga ku yaala 70% are Madow waxayna gudoomiyaal ka yihiin Jowhar iyo Xawaadley ooy majority ka yihiin ayagaa ubadan mahadaay balcadna waa around 40% xuduuda shabeelada dhexe dhan with lower shabelle waa wada Madow marka laga reebo dhinaca gaaljecelka ka biloow qalimoow xawaadley sarsaare ilaa xadka banaadir iyo koonfurgalbeed waa wada Madow. Mudulood yar yar ayaa la dega waase looga badan yahay sida moobileen


Jowhar waa magaalo Madow they are tge biggest clan. Tusaale afarta xaafad labo ayagaa leh labada kalana wax waa ka degaan

Labada kale oo xaafad muda weyn oo shidan waa Xawaadle iyo Gaaljecel mida yar ee bacaadka u dhaw ee bariga fog waa Abgaal

Sababta Al shabaab ugu xoogantahay koonfurta galbeedka Jowhar waa Madow iyo gaaljecel wadada marta abgaal ma degaan wadada galbeedka ay ku taal waqooyiga Jowharna waa Xawaadle wadadaas. Calu guudlawe wuxuu ka soo galaa Jowhar Cadale iyo bacaadka wadooynkaas ma mari karo ilaa hada 🤣🤣

Jowhar

Screenshot_20230616-210247.jpg



Baladweyne sidaas maaha Madowta waxay ka degaan galbeedkeeda jiinka wabiga bas. Waqooyi galbeed waa jijeele iyo Madow koonfur galbeedna waa Xawaadle iyo Madow ilaa buuloburde oo baadicade la dego labadooda waa galbeedka wabiga ee buuloburde

Gaaljecel waxay degaan banaanka wabiga uma dhawa after Baladweyne wacay ka bilaawdaan burjada ciinta ilaa baay waxaa wabiga ugu dhaw luuqjeelow oo daaqsin Xawaadle u ah

Xawaadle waxay u kala baxaan labo group: group pastoral ah oo iska socda waxaa la dhahaa madaxweyne ciise sida Cali madaxweyne ciise yabar madaxweyneciise iyo abdalla madaxweyne ciise(agoon)

Groupka kale waa reer wabi ahna agropastastral waxay degaan wabiga labadiisa dhinac sida Buuldoweyn iyo xoogaa howlwadaag. Buudoweyn waxaa u badan Yabardiga oo Adan warsame ka mid yihiin jufadii AU Cumar Xaashi. Reerkaan waa dige laakin waxay ku dhaqan yihiin cabdalle samatalis iyo Cabdi yuusuf oo kuwaas kale ugu yeera reer Koraad. Cabdalla samatalis buundoweyn at degaan Cabdi yuusufna Howlwadaag. Reerahaan iyo gaaljecelka waa is dhexgalaan waxaa kamid ah qoyska AU ikran tahliil oon abtiyaasheed nahay waxaa ka mid ah reer camalow giyaajo ooy gaaljecel dhaleen oocabdalle samatalis ah aad ay isku guursadaan gaaljecelka waxaa ka mid ah maxamed Shiino

Hadaba dad aan waxba ogeeyn ayaa la yaaaban Madow Baladweyne ku hubeysan oo ah pointga threadka. Madowta maadama galbeedka degaan waayo barigawaa fatahaad ma degin meelo yar markii laga reebo xadka itoobiya xiga waayo buuraha ayaa bariga biyaha wabiga uga shuba markuu buuxsamana way bar bar socdaan laakin galbeedka ma qabo biyo guurti ah. Sanadkaan jug aa gaartey waayo barigaa la adkeeyay dhankoodey jabaaxeen markii hore fanfaniin baa gaari jiray.

Maadama galbeedka degaan waxay Xawaadle ka dhigeen gudoomiyaha howlwadaag oo gaaljecel iyo Jijeele u badan yihiin maadama ayaga isku heestaan xaafadas Madowta waxay ka heleen chance waa la hubeeyay ilaa luuqjeelow ay ilaaliyaan sida mapka ka muuqata. Hadeey cabanayaan waxay la mid yihiin ciidamada Kale oo xuquuq leh laakin ma jirto Madow iskeed u hubeysan. Al shabaab burjad ciinta gadaasha howlwadaag ay joogaan halka dhanka kala ay luuqjeelow ka sukeyn oo ah 25km koonfur galbeedka magaalada thanks to this Xawaadle and Madow cooperation.

Waxaan soo galin video ayagoo xadka luuqjeelow jooga.

The two Xawaadle groups. Reer hoosaad both sides of wabiga Cabdalle samatalis, Yabar dige, Cabdi yuusuf
Screenshot_20230616-215519.jpg



Screenshot_20230616-210820.jpg

Screenshot_20230616-210053.png

Screenshot_20230616-202823.jpg

Screenshot_20230616-202020.jpg

Screenshot_20230616-201255.jpg

Screenshot_20230616-200920.png

Screenshot_20230616-211459.jpg




Cali Jeyte is their leader macawisley Madow in zoona luuqjeelow

 
Last edited:
Top