Bosaso Port abondoned no boat has docked for over a week

Status
Not open for further replies.
Due to a dispute between the UAE owned P&O Ports and the Business Community the port has been vacated by the businessmen and is literally empty.

22852993_1624718527598392_6336695369762324478_n.jpg
 
Paul the new de facto ruler of Bosaso and Puntland. He beat up Elders by hitting their walking sticks on their head is being guarded by soldiers on every step. He is the new warlord of Puntland.

23032514_2053916324837809_2339173346716255110_n.jpg
 
Horseedmedia Reporting a well known pro Gaas media outlet and supporters from his inlaws.

Maamulka Puntland oo ka hadley xirnaanshaha dekadda Bosaso [Codad}

Posted: HORSEED STAFF - October 30, 2017Leave a Comment

12SHARES
dekadda_bosaso.jpg

Dekadda Bosaso oo faaruq ah

Waxaa maanta oo Isniin ah dekadda Bosaso shir saxaafadeed ku qabtey Wasiirka Maaliyadda Puntland, Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda, Guddoomiyaha Gobolka Bari iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka. Masuuliyiintan ayaa ka hadley dhibaatada ka taagan dekadda, kadib markii masuuliyiinta doonyaha iyo qaar kamid ah ganacsatadu ay ka saareen oo diideen in wax badeecad ah laga dejiyo dekadda.

Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Sciid Carshe ayaa sheegay iyaga oo u turaaya shacabka iyo ganacsatadaba in lagu heshiiyey in dekaddu u shaqeyso sidii ay u shaqeyn jirtey ka hor inta aan lagu wareejin shirkadda laga lee yahay dalka Imaaraadka carabta ee P&O, wasiirku ma sheegin isbeddelka ku yimid nidaamka deekadda ee dhibaatada keenay, waxaana uu hadalkiisa ku koobey in ay hadda isla qaateen in nidaamkii hore aan waxba laga beddelin.

Wasiirka Dekadaha Siciid Maxamed Raage ayaa shir saxaafadeedkii ka sheegay isagu in yasan jirin wax khidmad ah oo la kordhiyey haba yaraatee, ee dhibaatada ay wadaan kuwa loo yaqaano Arbaabada ee masuulka ka ah Doonyaha.

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yusuf Maxamed Wacays (Dhedo) ayaa dhibta taagan sheegay in ay wadaan rugta ganacsiga ayna ka fiirsan doonaan in ay u shaqeyso sidii ay u shaqeyn jirtey, wuxuu ku tilmaamey in ay isu beddeleen koox burcad ah oo dano gaar ah leh.

Ganacsatada iyo arbaabada diidan ma soo bandhigin caddeymo sheegaya khidmadaha la kordhiyey ee ay la timid shirkadda P&O ee ay leedahay shirkadda DP World.

Dhanka kale warar ayaa sheegaya in dhibtu ay ka timid baaritaanka fayada iyo tayada waxybaaha ka soo degaya dekadda, taas oo dhawaan lo sameeyey shirkad baarta.

Si kastbaha ha ahaatee waxaa dekadda banaankeeda taagan muddo todobaad ku dhaw dhamaan doonyihii iyo maraakiibtii, dekadduna waxay noqotey mid faaruq ah oo cidla ah.

Dekadda Bosaso waxaa muddo 30 sano ah lagu wareejiyey shirkadda P&O ee dalka Imaaraadka Carabta.

Horseed Media
 
Cotton Eyed Joe

More law, less justice.
VIP
Horseedmedia Reporing a well known pro Gaas media outlet and supporters from his inlaws.

The article you posted itself says the businessmen have said there has been a change by P&O so you are essentially lying as usual that this is the P&O deal :camby:
 
Agent they are delusional the prices skyrocketed in Bosaso. You can imagine an embargo and followed strike by businessmen. It already effected the fish market there is no fish rice has inflated everything is getting more expensive due to shortages.
 
Xooshdheere he is the new coloniser of Bosaso the de facto ruler. He was appointed by the UAE Dubai government to run Bosaso port for them in the name of P&O Ports.

He started off when Elders went to his office to beg to reconcile with the businessmen who are in strike. He got angry took their walking stick and hit one of the elders on the head with the stick as a reply.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top