Breaking: HAG are calling to arrest Madoobe!

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
😆 it’s going down they wolves circling
“Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa hadda ka duulaya magaalada Muqdisho, ka dib markii laysku mari waayey Madashii Wadatashiga Qaranka; waxa muuqata in Villa Somalia ay lumisay Jubbaland si lamid ah Puntland.

Jubbaland ayaa isu diyaarinayaa qabashada doorasho gaar u ah …
 

Nin123

Hunted
VIP



Culusow threatened Madoobe he cannot leave Xamar until he signs the agreement. Otherwise he will arrest him and hand over JL to his political rivals.
This whole situation is prime Somali politics, doesn’t get much better than this.
Michael Jordan Lol GIF
 

Nin123

Hunted
VIP
Ahmed madowe days are number because him and marxum xamze are same sub subclan ugaas hirsi reer abdulle Mohamed zubeyr both can’t be prime minister of somalia and president of jubbaland one have to go😀 ahmed madowe been Jubbaland president for 15 years he want another 5 years of sham election 🗳️
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Fake news cbb and even some of HSM support put out about ahmed black.
Alleyle Xasan meeshii aan la rabnay,ayuu kusoo dhacay...

1.Dastuur ku falaadidii waa kakac.

2.Doorasho diyaarsashadii waa kakac.

3.Dagaalkii argagixisada,waa kakac.

Sadex Sano,waxa uu kasoo Shaqaynayay,waa Hal Bacaad lagu lisay.

Saakay,waxay kusoo ururtay Sanad Doorasho oo haray iyo taladii oo Dhulka taala.

Kusoo dhawoow waaqiciga iyo waxay PL 3-Sano ka hor kaaga digtay.

Farmaajo,wixii uu isku dubaritay Xabad baa looga kala daadiyay balse Xasan Hadal,ayaa looga riday.

Markaad talo xun tahay,oo Cuno jeceshahay oo Qabyaaladuna kugu xoog badan tahay sida Xasan,ayaad ceeboobaysaa.

Waxa uu awooday...

B.In uu Wadanka mideeyo.
T.Argagixisada wadajir loola diriro.
J.Ciidan Qaran lawada dhisto.
X.Dhaqaalaha la midaysto.

Kadibna haduu markale han leeyahay isa soo sharaxo,isagoo xurmo loo hayo,isla markaana Dhaqaalaha uu jecel yahay si qurxoon oo asturan ku sameeya.

Somali isqaadata oo isqabasha hirgelinteed in uu Oday unoqdo,ayuu awooday Xasan,marka laga tusaale qaato Maalinkii Xukunka uu qabtay sida xaal ahaa.

Fursada uu lumiyay,waa in uu isku dhigi lahaa Aadan-cadihii Labaad ee Wadanka.

Nasiibdarro jiho aan loogaba fadhiyin oo aan wax dan ah ugu jirin,ayuu la aaday taladii.

JQ.
IMG_7954.jpeg
 

Removed

Gif-King
VIP
@Abaq @Removed
Latest from Xamar suggest A Madoobe checked into Decale hotel at the airport, and is arranging a flight out. Unconfirmed reports suggest he is not allowed to travel.

Now do you see what I was talking about? Bloody lightweight amateurs. In .So politics, you ought to consult its heavyweight architects.
Did it even take 12 hours for you to look stupid lool “bloody lightweight amateur”.

Everybody that believed that tabloid should just deactivate.
IMG_2729.jpeg
 

Aurelian

Forza Somalia!
VIP
I am late to this, even before him landing in Kismayo, I'd highly doubted HSM would be that stupid, arresting FMS president is fcked up straight madness no one in IC would accepted it. .
 

Trending

Top