@Yonis
This is the source of those fake news you posted earlier kkk.
Puntland could capture ilaa Saylac and Somaliland could even release their bodies from the TVs and
@Cumar would sill call it fake news
@DalJecel you must feel real stupid right now kkk.
https://www.radiodalsan.com/sawirro...l-meyd-ah-oo-la-geeyey-magalada-laas-caanood/
Sawirro:-Dhaawaca 35 Qof Iyo Hal Meyd Ah Oo La Geeyey Magalada Laas-Caanood
By Radio Dalsan Reporter On May 24, 2018
Wararka naga soo gaaraya duleedka Magalada laas-caanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka Magaaladaasi uu ka dhacay Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Shilkaan ayaa yimid kadib markii uu rogmaday gaari ay la socdeen tahriibayaal u dhashay dalka Itoobiya gaar ahaan qpwmiyada Oromada.
Dhaawaca 35 iyo halka Meydka ah ayaa waxaa haatan uu yaalla Isbitaalka guud ee Magalada laas-caanood sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Caafimaadka,iyaga oo sheegay in ay u baahan yihiin gurmad Caafimaad.
Madaxda Caafimaadka ee Isbitaalka laas-caanood masheegin in dhaawac looga keenay dagaalka ka socda deegaanka tukaraq xilli wararkaas ay soo baxayeen,waxa ayna sheegeen in iminka ay ku howlan yihiin sidii Eheladooda loogu wargelin lahaa dadka ku dhaawacmay shilkaasi gaari.