Waar kani geeridii nebiga ma oga!.
All Somalis know reer Burco inay yihiin dadka ugu qosolka badan, ugu af-Soomaaliga faseexsan, ugu xigmadda badan.
Sheekooyinku haddaanay reer Burco ahayn cidiba kama hesho.
Burco![]()
Horta kaftanka iyo nabiga kala saar...
Tan labaad, burco miyaysan ahayn magaaladi shacabkeed ay af somaali ku sheegi waayeen raqamka telefoonkooda?????
Can someone upload that clip please...
Ciyaarta naga dhaaf sxb meeshaas waa 50/50