Ceerigaabo Sanaag conference begins

@Libaax-Joore calm down sxb and try some medicinal Chinese cupping, it helps with the back problems and flow of Qi.
Yin Yang Loop GIF by Omer Studios
Does he have back problems from eating KFC and driving his dirty truck all day sitting on his fat ass ๐Ÿ˜‚
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
@TheLand abshir dhoore waxa uu ahaa darwiishka ugu daacadsan daraawiishta iyo u dagaalanta diinta iyo dalka. waxa uuna sayidka la joogay ilaa inta uu alle ka oofsadey sayidka, xilligii uu ku sugnaa iimay.

qabiil ahaan waxa uu ahaa majeerteen maryaamo saleeban cumar maxamuud. Abshir dhoore wa 1900ki Abdikhadir mumin 2025 qabilkisa Majerteeen ali saleebaan bicidyahan ali โ€ฆ
Mumin yixir baghdadi๐Ÿ˜ƒdhoore yixir madmullah ๐Ÿ˜ƒ same coin ๐Ÿช™ different time
IMG_9425.gif
 
Last edited:
Top