This is one of the reasons I don't support this Duli government who lives on handouts and normalized beggin the IC, they are also known to have swindled millions of money intended for many important projects in the country.
Two years ago the government of Pakistan donated 10.5 million dollars to the FGS to make/print voter registration IDs and that money also ended up in the pockets of Xaarmaajo and tribal associates and Thugs
Farmaajo along with his hiis homeless clan needs to be impeached and put all of them in jail for bringing back Booli Qaaran, theft and nepotism.
Two years ago the government of Pakistan donated 10.5 million dollars to the FGS to make/print voter registration IDs and that money also ended up in the pockets of Xaarmaajo and tribal associates and Thugs
Farmaajo along with his hiis homeless clan needs to be impeached and put all of them in jail for bringing back Booli Qaaran, theft and nepotism.
NEWS
Somaliya iyo Q/Midoobey Oo kala Saxiixday $7.2 milyan Oo ku Baxaysa Doorashada.(Sawiro)
August 9, 2021
Mohamed Bilibili
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ayaa maanta ku kala saxiixday magaalada Muqdisho qayb kamid ah misaaniyadda doorashooyooyinka oo gaaraysa toddobo malyan iyo labo boqol oo kun oo doolar ($7.2 Million).
Afhayeenka dawladda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu la saxiixday xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya deeqdaas lacageed oo ah qaybta deeq bixiyayaasha ay ku bixinayaan kharashka ku baxaya doorashada waddanka ka dhacaysa.
Mas’uuliyiinta dawladdu ma aysan sheegin in dawladda Soomaaliya ay iyaduna saami lacageed ku biirinayso kharashka doorashada.
Doorashada Aqalka Sare ayaa dhowaan ka bilaabatay maamul goboleedyada, iyadoo dhowanana la filayo inay dhammaan maamulladu soo gabagabeeyaan doorashada Aqalkaas, waxaa illaa hadda la doortay sagaal Senator, oo afar ka mid ah laga soo doortay maamulka Jubaland, halka shan kalena laga soo doortay maamulka Koonfur Galbeed.
Deeqdan Lacagta oo ay bixinayaan deeq bixiyayaasha caawiya Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay fududeyn doonto dardargalinta doorashooyinka ka bilowday Soomaaliya.
Post Views: 15
Somaliya iyo Q/Midoobey Oo kala Saxiixday $7.2 milyan Oo ku Baxaysa Doorashada.(Sawiro) | Awdal Media
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ayaa maanta ku kala saxiixday magaalada Muqdisho qayb kamid ah misaaniyadda doorashooyooyinka oo gaaraysa toddobo malyan iyo…
awdalmedia.com
Last edited: