Xildhibaan Sharmarke Cali Cilmi oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa ka qeyb-galay munaasibadda wareejinta Qodaalka iyo qalabeynta ceelka Qalwo, Degmadda Qardho ee Gobolka Karkaar.
Waxaa Xildhibaanka kala qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan Xukumadda, maamulka Gobolka Karkaar, kan Degmadda Qardho, maamulka degaanka Qalwo, iyo qaar ka mid ah odayaasha degaanka.
Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka Qalwo ee Degmada Qardho ayaa waxaa ka faa'ideysan doona In ka badan 20 kun oo qoys oo ku nool deegaankaas iyo deegaanada hoos yimaada ee miyiga ah, waxaa hirgelisay Dawladda Puntland.
Si loo hubiyo tayada dhismayasha biyo-xireenada aya injineero ka socday Wakaaladda Harumarinta Biyaha Puntland oo u hogaminayo injineer Haashim ku tageen warta Biyaha Degaanka Bayra Gobolka Mudug.
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.