DEVELOPING SITUATION ▪︎ Puntland arms shipment impeded by locals in Bookh, Doolo

Somali Saayid

Frm President of Somalia, MP for Life, Cheese Love
VIP
WAR CUSUB: Gawaari hub u siday Puntland oo ka yimid Itoobiya ayaa galabta waxaa lagu hor istaagay deegaanka Qaawane oo ka tirsan degmada Bookh ee gobalka Doollo DDS,

Maleeshiyaad deegaanka ah oo ka shakiyay hubka ayaa damaaciyay in ay sidii reer Cabudwaaq boobaan, balse ciidamada dawlad deegaanka ee galbinayay hubkaas iyo dadka deegaanka ayaa rasaas is waydaarsaday, waxaana gawaaridii hubka waday ee Puntland u suurta gashay in ay si nabad ah magaalada uga baxsadaan, iyadoon wax khasaaro ah dhicin

Sidoo kale Ciidamo ka baxay degmada Bookh ayaa halkaas gaaray kuwaas oo xoojiyay Ciidankii horay u galbinayay hubka, waxaana Caawo hubkii oo ciidamo badan galbinayaan loo sii gudbiyay dhanka Xaduuda Puntland,

Tan iyo markii hub sharci daro ah lagu dhacay Cabudwaaq waxaa deegaanada Soomaalida ka bilaamay in uu il iyo Aragti noqdo hubku
 

Somali Saayid

Frm President of Somalia, MP for Life, Cheese Love
VIP
XOG- Laba baabuur oo hub ah ayaa ku xaniban degmada bookh kuwaaso la isla dhex marayaa in hubkaa puntland inay leedahay, waxaana hubkaa lagaso iibiyay dowladda ethopia.

Lama hubo jihada saxda ah ee uu u socdo hubka faraha badan ee isugu jira rasaasta, qoryaha gacanta laga rido, iyo mootaro. xogaha qaar ayaa sheegaya in hubka lo wado qoor-qoor oo ay ka wada hadleen siciid deni inuu uso gudbiyo hubkaas kulankoodi u danbeeyey.

Halka qaar kalena ay warinayaan in hubka lo adeegsan doono dagaalka uu siciid ku qaadayo boosaso.

Maxay kuula muuqata?Shinnidu Duqsiga Ka wayn *

Shirarkii Gaalkacayo ay isku arkeen Labada madaxwayne DENI iyo QOOR-QOOR kadip Maxaa keenay in Gadiid Sida hub ay kasoo Gud'baan xadka Ethopia iyo Somalia

Sida la xaqiijiyay xadka degmada Bookh waxa soo gaaray Gaadiid sida Hubka palse ay ilaalinayaan ciidamo ka tirsan Liyu-police dowlad Deegaanka waxa dagaal dhex maray dadka deegaan ka iyo ciidamada ilaalada ka ahaa gaadiidka waxaa la sheegay in ay gadiidka markii Danbe usoo gudbeen Puntland dhanka Gobolka Mudug waxana sii ka xayey ciidamo u diyaarsanaa waxan shaki ku jirin in gadiidkan laga sugayo gudaha gaalkacayo qaybna ay ka tahay Galmudug waxa saaran-na ay Yihiin hub u socday iyaga
 

Hilmaam

Let him cook
VIP
We need dat
Hip Hop Reaction GIF
 
Ethiopia trying to put the arms embargo back on again, and these guys are not smart enough to figure it out. When Ethiopia attacks and there is an arms embargo it be easier to defeat you guys.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Somali Saayid don't let puntitequeen see this lol reer abudwaq r involved. No qaniimo allowed on Puntland only hawiye and isaaq. Maybe the criminals thought it was being sent for hawiye or isaaq who knows lol.

DEG DEG: Maleeshiyaad ka yimid Buuhoodle iyo Caabudwaaq ayaa saaka weerar ku qaaday degmada Bookh ee Gobolka Doollo kadib marki laga war helay baabuur hub sida oo uso socda dhanka Puntland.

Wararka ayaa sheega in maleeshiyaadkii laga saaray Bookh, ayadoo ciidamado ka baxay Puntland la sheegay in saaka ay gudaha u galeen magaalada si ay ula wareegeen hubkaaas.
 
Top