Saalax Bidaar
Truthfulness so often goes with ruthlessness
Where are 5k votes of HY and Dhulos come from? Subxaan alllaah, inaader miyaadan dhimanayn, gobonimadu waxay ku jirtaa marka wax la isu haneeyo, codka aad aragto ee HJ waddani siisay, haddaad sidaa ugu abaal guddo, walaahi waa gunnimo weyn.
Waar niyaw waddanka haddaad tagto ayuun baad arki lahayd, HJ and HY wax waa dad walalo ah, waxa lagaaga sheego oo dhan waxba kama jiraan, in xun way jirtaa labada dhinacba oo is ximisa, laakiin badankoodu, waa dad walalo ah, waxba kala sheegan.
Waar sxb runta waad ogtahay. Reer raage oo Xirsi Wadani ugu jiraan Wadani waxba siin macdala Caynabo oo Wadani waxba ka galin
Degmada Caynabo adaa ubadan oo wataa 14k ugu riday Kulmiye markaa 5k soo hadhay intooda badan maaha Hj ee waa HY iyo Dhulos
Waxaana cadayn ka ah sida goobaha kaloo dhan loo vote gareeyey oo ah hab qabiili ah
Adigu waxaanad qaadan karayn siday Hy Caynabo ugu nooshay waar Dadku wuu isku dhex jiraa meel walbana HY way joogaan
Hadii aan usoo noqdo, anigu Hj nacayb uma qabo dadkaa Ilaahay bay iila siman yihiin ee laakin xoogaa cyber war waa iska
