Farmaajo keeps humiliating and violating Sheikh Shariif and Hassan Sheikh in their own turf, these new sanctions he imposed on them is one of the latest abuses most of the influential Mogdishu leaders has gotten used to it by now.
From attacking opposition Candidates few months back to spraying them with bullets while demonstrating peacefully and eventually trying to assisnate them in a broad day light, we should all pray for the r dictatorship regime Mogdishu folks are facing on the hands of a homeless and landlocked small clan leader.

badweyntimes.net

XOG: Dowladda oo jartay LACAG ay qaadan jireen Xasan iyo Sheekh Shariif
Xog ay heshay Badweyn Online ayaa xaqiijineysa in qeyb ka mid ah laga jartay lacago gunno ah oo ay qaadan jireen Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Ma…

XOG: Dowladda oo jartay LACAG ay qaadan jireen Xasan iyo Sheekh Shariif
By
xasaaa hasan
-
April 9, 2021
Xog ay heshay Badweyn Online ayaa xaqiijineysa in qeyb ka mid ah laga jartay lacago gunno ah oo ay qaadan jireen Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud, taasi oo ay bixin jirtay dowladda dhexe.
Lacagtan ayaa aheyd mid labada madaxweyne ama madaxweyne kasta oo xilka ka dega uu dastuurka u ogolanayo, balse waxaa lacagtaas hadda qeyb kamid ah ka jartay Villa Somalia, sida ay noo xaqiijiyeen xubno ku dhow.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale wareysi uu bixiyay maalmo ka hor, oo uu siiyey Idaacadda Kulmiye, waxa uu ku sheegay in laga jartay qeyb kamid ah lacago ay xaq u lahaayeen islamarkaana ay qaadan jireen sanado ka hor.
Ad by Valueimpression
Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in lacagta gunnooyinka ah laga jartay ciidankii la socday isaga iyo madaxweyne Sheekh Shariif.
Arrintaan ayuu ku micneeyay cunaqabatayn ka dhan ah madaxdii hore iyo sidoo kale in ay tahay daan-daansi ka dhan labadaan masuul oo dalka usoo shaqeeyay xili adag.
Wali dowladda Soomaaliya kama aysan hadlin eedeymaha loo soo jeediyay oo ah kuwa culus maadaama uu cadeeyay mid kamid ah madaxdii hore.
Dowladda ayaa horey u qaaday tallaabooyin ka dhan ah labadan madaxweyne, waxaana ka mid.