The international community has indeed helped puntlandIt is now evident that Gaas was not able to fund or build the major development in puntland without the help if Federal Government. Some guys laughed at me when i said farmaajo paid for a good chunk of garowe projects but now the truth is coming out from Gaas administration itself.
lacagta naga soo gaartay Dawladda dhexe oo ah dhaqaalaha ay ku deeqeen beesha caalamka ayaa wadarteedu dhan tahay USD 450,000 ( afar boqol iyo konton kun oo dollar), lacagtaas oo faahfaahinteedu tahay; dhamaystirka iyo rinjiyeenta Garoonka caalamiga ah ee Gen: Mohamed Abshir Airport oo dhan USD ( $ 296,000), taasoo si toos ah luugu shubay koontada shirkadda dhisaysay Garoonka uga furan Salaama Bank (AC No: 80155473) , dhismaha Jidka Wasaaradaha oo ay si wada jir ah u maal galiyeen Dawladda dhaxe iyo Dawladda Puntland oo dhan USD ($ 104,000), halka uu dhismaha wadadaasi ay ku baxday lacag dhan USD 240,000 oo ay baaqiga dheeriga ahi ay bixisay Dawladda Puntland” ayaa qoraalka lagu yidhi.
https://puntlandpost.net/2018/10/25...b-celinta-lacagihii-ka-soo-gaaray-federaalka/