TekNiKo
Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qorsheynaysa inay doorashada ka soo wareejiso magaalada Beledweyne
Axad, November, 28, 2021 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynsaysa in doorashada laga soo wareejiyo magaalada Beledweyne laguna qabto Caasimadda Muqdisho gaar ahaan dugsiga tababarka Booliska Soomaaliyeed sida ay HOL ugu warameen ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Xafiisyada Sare ee...
This is great news. Madoobe and co will be crying even more now. We are satisfied with this and I am sure @Kheyre will welcome this instead of Jowhar.
What do you guys think?