IKHALIIL
WW3 ENJOYER

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayso casuumadii ay u fidisay Madaxweynaha Somaliland
Isniin, February 24, 2025 (HOL) - Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan Dowladda Imaaraadka Carabta ka dib markii Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ay ku casuumeen ka qeyb galka shirka dowladdaha Adduunka ee ka...