Bohol
VIP
MUUQAAL: Garaad Saleebaan “Intaan Noolahay P.LAND ayaan ahaan doonaa, Xaglo-toosiye Lacag Ayaan ka diiday”
ay 5, 2017 - 26 Aragtiyood
Garoowe (Kalshaale) Waxaa magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland lagu soo dhoweeyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, oo kamid ah Isimada Dhaqanka gobolada SSC.
Garaad Saleebaan ayaa ugu horayn mahadcelin u jeediyay dadweynaha kuso dhoweeyay Garoowe, wuxuuna xusay inuu la ilmeeyay sida loso dhoweeyay, Islamarkaana uuu waligiis ku faani jiray, uuna ku faanayo inuu yahay nin reer Puntland.
Wuxuu sheegay in mudadii u Xaalada Caafimaad u joogay Dalka Imaaraadka inay u yimaaden Wufuud ka socotay Somaliland, kuwaas oo u keenay lacag balse uu ka diiday, una sheegay inaysa wax shaqo ah isku lahayn “Xaglotoosiye ayaa Lacag ii keenay waan ka diiday, Inay Sawir ila Galaan waan ka diiday” ayuu yidhi.
Garaad Saleebaan ayaa sheegay in inta uu nool yahay uu ahaanayo Puntland, isla markaana uu yahay nin fahansan qofka uu yahay asalkiisu, Wuxuuna sheegay inuusan Tegi doonin Laascanood oo Somaliland Ciidankeedu Joogaan, Islamarkaaana ay Somaliland tahay Cadow, uusan waligiis soo dhoweysan doonin.
“Puntlanimo ayaan lasoo Noqday, oo aan idinkula Joogaa, Intaan Noolahay Halkaas ayaad igu Ogaanaysaan, Ismaan Bedelin, Ismana Bedeli doono” Ayuu Hadalkiisa ku Xidhay Garaadku.
http://kalshaale.ca/2017/05/05/muuq...n-doonaa-xaglo-toosiye-lacag-ayaan-ka-diiday/