Gen Sheegow Ahmed Cali dies in Xamar.

Somali Saayid

Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeysaa
VIP
Waxaa murugo leh in la maqlo geerida Gen. Sheegow Axmed Cali oo Agoost 19 2023 lagu soo xiray weerar qaatay 24 saacadood kaas oo ahaa maxbuus siyaasadeed u xirnaa dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Wali majirto hadal ka soo baxay Dowlada Federaalka Soomaaliya, taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Tliyaha Xabsiga dhaxe ee Xamae kaas oo uu ku xirnaa ilaa markii lasoo xiray.

23 xubnood oo laxirnaa ayaa wali kujiro gacanta Dowlada Soomaaliya ayaga oo wali ah maxaabiis Dowladeed.

Apparently he died of some disease.
 
Somali Saayid

Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeysaa
VIP
1000007881.jpg
1000007882.jpg

AUN
 
Last edited:

Hassan Garguute Buldanana

Majeertentitis Research Institute
VIP
AUN, subxanallah didn't know he was still locked up. He would've been released long time ago if he was from the big clans. Infact, rewarded with government positions to put his arms down. People still wonder why kebab enjoys recruitment from these communities.
 
these communities are already AS sympathizers and footsoilders along with the reer baydhabo.no amount of appeasement is gonna work.
 
Somali Saayid

Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeysaa
VIP
Madoweyn are demanding hawiye blood :dead:

Somalia wey ka niyad jabeen
They are hub la'an so there is nothing they can do. I remember reading somewhere you could measure the power of a Somali warlord by how many technicals their millita owned. I think this rings true for clans as well.
 
Trending

Top