Shir Jaraaíd oo uu goor dhaweyd qabtay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud waxuuna kaga hadlay arinta dooda badda ee Kenya iyo Soomaaliya
Xasan Sheikh ayaa ku eedeeyey kuwa qudhunka iyo dirxiga CC , Sheikh Sharif iyo C/raxmaan C/shakuur sida muuqata iney badda iibsadeen oo ay havana rabaan iney dalka xukumaan.
“Walaalayaal feejignaada oo ka fekera coda dalka u dhiibaneysaan hogaankeeda “ayu yiri Xaan Shiikh.
Waxa uu sheegay ineysan qof naceyb ka aheyn balse dadka Soomaaliyeed ay tahay iney gartaan xaalada lagu jiro iyo dadka ay talada u dhiibanayaan iney iska hubiyan khalifyaadkooda.
La soco warbixinta oo dhamaystiran iyo codka.
http://www.radiodalsan.com/2017/02/...-jaakado-so-xirtay-si-ay-dalka-u-hogaamiyaan/