How good is your Somali

Status
Not open for further replies.
sinjigaaga was. naayahe hoogto, soomaaliga haku ciyaarin.

sidan dheh "hal sano markaan jirey ayaa la igeeyey, si fiican uma xusuusto laakiin adhiga waan xasuustaa"

jire, aa, liigeeyey, sifiican, xasuusti, yaasha, waxasuusta ARE NO SOMALI WORDS AT ALL.


#SomaliGrammarBoolis

:farole: raali naqo lakiin ha i caayin
 

yasmin lan

Satans step daughter
My mom doesn’t speak Somali and my dad doesn’t bother either we speak English majority of the time. Sometimes I talk with him in Somali but that’s when he’s quizzing me
 

El padrone

Hedonist, Depressive realist, Existential nihilist
Aniga waxaan ahay nin Soomaliyeed.
Waxaan jiray labaatan iyo afar sano.
Qoraalka Afka Soomaliga ah waxaa I bartay hooyaday Eebe Raali ha ka ahaade, Amiin
bisinka iyo yaasiinka oo imika miyaad dhimatay waa maxay "waxaan jiray"? thats past tense sinjigaaga wase. say " waxaan jiraa" present tense duliyahow
 

El padrone

Hedonist, Depressive realist, Existential nihilist
Aniga wa sidi kale. Akhriinta ma ii fududno iyo grammar-ka ii dibayo lakin caadi af Somali baan dhageysikara iyo hadalka sii oo kale
:susp: nijaasad foqol nijaasad.

"anigana sidoo kale, akhriska wuu igu adag yahay, grammarkuna wuu i dhibaa. laakiin waa caadi af soomaaliga waan dhagaysan karaa iyo hadalka sidoo kalena."
 

Zailah

Exam season guys !
:susp: nijaasad foqol nijaasad.

"anigana sidoo kale, akhriska wuu igu adag yahay, grammarkuna wuu i dhibaa. laakiin waa caadi af soomaaliga waan dhagaysan karaa iyo hadalka sidoo kalena."

For a person who has never visited Somalia and doesn’t read Somali texts other than news, it’s not that bad
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top