note: The lyrics are written in formal Somali. I could not understand it so I wrote in formal way.
Nimcaan Hilaac 2021
Badwayn jacayl
βBadwaynta jacayl kuwaa bixiseeβ ?
Hada ayaad u bisayshay baahi darteed
Hada ayay beerka iyo bogaaga dagtay oo
Baaxa dagtay oo
Hurdana bogan oo
Naftaadii bugtay oo
Basteed tahay ee

Rabaa bini-aadan baahi tiree
Baryada badi
Rabow ka bogsii boogta qalbiga
Oo barwaaqo jacayl, Boqorku kugu beer.

Bukaan-soocod maanta wuu badan yahay ee
Jacaylkan badraanka ah ee ku bahdilay
Midii kugu beertay way baxsatay
Oo balanka axidigiinna beenaysay
Oo Baqii kalgacalka way burburisay ee.
Jacaylkan burburay billuu khayr yahay.
Ee ha beer qadin
Ruux nugayl la dagay
Oo boogta iyo nabarada ha sii badan
Oo bidhaan qurux, daadi ha is odhan
Oo baahida ha ka raadin bahda kale.
Nimcaan Hilaac 2021
Badwayn jacayl
βBadwaynta jacayl kuwaa bixiseeβ ?

Hada ayaad u bisayshay baahi darteed
Hada ayay beerka iyo bogaaga dagtay oo
Baaxa dagtay oo
Hurdana bogan oo
Naftaadii bugtay oo
Basteed tahay ee

Rabaa bini-aadan baahi tiree
Baryada badi
Rabow ka bogsii boogta qalbiga
Oo barwaaqo jacayl, Boqorku kugu beer.

Bukaan-soocod maanta wuu badan yahay ee
Jacaylkan badraanka ah ee ku bahdilay
Midii kugu beertay way baxsatay
Oo balanka axidigiinna beenaysay
Oo Baqii kalgacalka way burburisay ee.
Jacaylkan burburay billuu khayr yahay.
Ee ha beer qadin
Ruux nugayl la dagay
Oo boogta iyo nabarada ha sii badan
Oo bidhaan qurux, daadi ha is odhan
Oo baahida ha ka raadin bahda kale.
Last edited: