Gabre waxuu soo galay howl-ka lagu shiro ee Madaxtooyada, waxuuna soo ag istaagay Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf, laba eray ayay is dhaafsadeen kadib waxaan ka war helnay Gabre oo laba dharbaaxo oo deg deg ah ku dhuftay Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf, taasoo sababtay in Madaxweynaha uu dhulka ku dhaco, isla markaana madaxa darbi uu ku dhufto" ayuu yiir mas'uulkaasi gobalka Banaadir ka tirsan.
Madaxweynaha DF ayaa la sheegay in markii la dharbaaxeeyay uu ku qeyliyay erayo ay kamid ahaayeen "raali noqo gabre ,,,,, qalad baa wax laguu fahamsiiyay
Gabre naxariis daranaa
Abdisamad ur people produced a guy who rode on Xabashi tank and was slapped
